Qiimaha Kalluunka oo sare u kacay Suuqyada Kismaayo

0
111

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sare u kac ballaaran ayaa laga dareemayaa Suuqyada Kalluunka ee magaalada Kismaayo,sare u kacan ayaa waxaa sababay Dabeeylo iyo waqtiga Cadada ee uu dayaxa oo lagu jiro,Kiilada Kalluunka ayaa horay waxaa lagu iibin jiray 2 dollar,halka haatan la iibiyo 4 dollar halkii Kiilo.

Qaar ka mid ah Kalluumeysatada Xeebaha magaalad Kismaayo ayaa ka hadlay Caqabadaha ay la kulmaan xiliyada Kalluumeysiga.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here