Dhalinyaro magaalada Baladwayne ka hirgaliyay goobo Gacansi oo lagu iibiyo Agabka Waxbarashada

0
114

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobalka Hiiran ayaa waxaa ku nool dhalinyaro badan kuwaas oo dhameeyay jaamacaddaha dalka islamarkaan shaqo ku waayay waxyaabihii ay barteen.

Dhalinyaradan ayaa markii ay shaqo ku waayeen cilmigii ay ka barteen jamaacadaha Magaalada Baladweyne ka hirgeliyay goobo ganacsi oo u gaar ah kuwaasoo Intooda badan  ay ku iibiyaan agabka waxbarashada sida Qada Printerada , Sabuurada, Qalimaanta iyo buugaagta.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here