Macalin baayahiyaha gaarka qabo oo

0
172

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Macalin Nuur Maxamed Cumar waa 40 jir ka mid ah dadka baahiyaya gaarka qaba islamarkana aan socon Karin basle duruufaha heysata kama hor istaagin inuu noloshiisa iyo mida bulshada uu kaalin ka qaato isagoo qur’aanka kariimka bara ardey Soomaaliyeed oo ku nool Magaalada Muqdisho.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here