Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Daawooyinka iyo raashiinka dhacay ayaa hadii ay bulshadu isticmaasho waxaa ka dhalan karaa sameeno caafimaad ku waas oo dhibaato u keeni kara bulshada .
Dhaqaatiirta ayaa inta badan ka digaa waxyeelada Daawooyinka dhacay iyo in bahda caafimaadka ay bulshada ka ilaaliyaan halista ka dhalan karta daawooyinka iyo raashiinka waqtigooda dhacay.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.