Deegaanka Ceel Baraf oo deeq Raashin ah loogu qeybiyay

0
155

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qeybtii labaad deeq raashin ah ayaa loo qeybiyay shacabka ku nool deegaanka Ceel Baraf ee gobalka Shabellsda Dhexe,Deeqda ayaa waxaa ay isugu jirtay Bur,Bariis,Sokor iyo Timir waxaana kafaaideystay in kabadan 100 qoys oo danyar ah, Deeqdan ayaa waxaa bixiyay dowlada Soomaliya oo kaashaneyso hay,ada maareynta masiibooyinka qaranka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here