Ganacsatada iibisa agabka guryaha ee Baydhabo oo saameyn ku yeelatay abaarta dalka ka jirta

0
116

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah ganacsatada wax ku iibiya suuq weynaha magaalada baydhabo ayaa sheegey in ganacsiga uu ka muuqdo hoos u dhac taasi oo u sababeynaya abaarta ka jirta dalka gaar ahaan degaanada KGS.

Ganacsatada iibiya Shandarwooyinka, Derimaha, iyo Bacooyinka laga galo roobabka ayaa ka mid ah kuwa ganacsigooda saameyey abaarta madaama dadka ugu badan ee wax ka iibsada ay yihiin kuwa miiga ku nool.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here