Waaxda Nadaafadda dowladda hoose ee Xamar oo Ol’ole dhir beeris ah ka bilaabay Muqdisho

0
116
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waaxda Nadaafadda dowladda hoose ee Xamar ayaa saaka Olole dhir Beeris ah ka bilawday magaalda Muqdisho ee caasiamda dalka.
Goobaha ay dhir beerista ka bilaawatay waxaa ka mid ah goobaha waxbarashada sida Iskuulada, waxaana Agaasimaha guud ee Nadaafadda iyo Bilic soo celinta gobolka banadir uu sheegay iney ku xigi doonto wadooyinka waa weyn ee caasimadda.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here