Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka oo Gargaar gaarsiisay deegaano ka mid ah Gobalka Shabeellada Dhexe

0
183
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hey’adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa gargaar raashin ah ka qeybisay degaanada Ceelbaraf iyo Miirtaqwa ee Gobalka Shabeellada Dhexe ee dowlad goboleedka Hirshabeelle.
Mucaawinadaan oo isugu jirta qeybaha kala duwan ee raashinka ayaa waxaa ka faa’iidaystay qoysas gaaraya 1,000 Qoys.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here