Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Puntland oo qabatay shirweynaha bad-qabka abuurka

0
123
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirweynaha ay qabtay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Puntland ayaa waxaa loga hadlayay  badqabka abuurka iyo sumaha wadanka laga isticmaalo
kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay wasiiro ka tirsan Buntland , musuliin ka socoday hay’adaha ka shaqeeya Butland iyo qaar ka mid ah beeraleyda kunool Buntland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here