Dhalinyaro Somaaliyeed oo kawamaray is badalka Dhaqanka Soomaalida

0
161
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulsho walibo oo adduunka ku nool  waxay Leedahay Dhaqan u gaar ah Kaasoo Ka turjumaayo dadnimadooda,Waxaana uu U leeyahay ahmiyad gaar ah marka La joogo gudaha dalka.

Dadka Soomaliyeed Waxay Leeyihiin Dhaqamo Soo jireen Ah  Kuwaasi oo Aan Dalal Badan oo Africaan ah kaga wanaagsanahay Hidaha iyo Dhaqanka, balse sanadihii dambe Waxaa jiray sida ay sheegeen dadka Taxliiliyo Sooyaalka dhaqanka Soomaalida in dhalinyaro badan ay horseedeen Dhaqan Guurka Taasoo loola Jeedo in dhalinyarada badi ay ka tageen Dhaqanka Soo jireenka ahaa ee Soomaaliyeed.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here