Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka dowlad goboleedka Galmudug Ubax Xuseen Dhiblaawe ayaa waxay u kuuro gashay dadaalka haweenka wax ka barta Jaamacadaha ku yaalo magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug.
Wasiirka haweenka ayaa sheegay in nuxurka ay u booqatay Jaamacadaha ay tahay in waxbarashada gabdhaha ay umuhiim tahay helida qoys dhisan oo hooyadu soo saari doonto bulsho dhinac walba ka dhisan.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.