Arday baratay xirfada farsamada gacanta oo abaalmarino lagu gudoonsiinayay magaalada Kismaayo

0
106
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaasabad ay ku qalin jabinaayeen Arday baratay xirfada farsamada gacanta ayaa abaalmarino kala duwan lagu gudoonsiinayay Macadka farsamada gacanta ee Sayid Cumar ee magaalada Kismaayo.
Ardayda ka qalin jabisay Machadka farsamada gacanta ee Sayid Cumar ayaa gaareyso 150 arday kuwaa oo ah dufcadii ugu horeysay oo ka qalin jabiyo Macadka farsamada gacanta ee Sayid Cumar ee magaalada kismaayo.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here