Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo dalka intiis badan ay ka jirto abaar bahsan ayaa waxaaa bulshada kunool Degaanka Balicad oo Hoos yimaada Magaalada Dhuusmareeb ay dareemayaan in sameen gaar ah uu ku yeeshay abaaraha ka jirta dalka
waxayna baaq u direen Hay’addaha Samafalka,Maamulka Galmudug,iyagoona codsaday in gaargaar beni’aadanimo lala soo gaaro.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.