Qaar ka mid ah Haweenka Degmada kismaayo oo Wasaarada Haweenka ay U Abuurtay Ganacsi.

0
315
Kismaayo(Waamo Radio)Haweenkan ayaa tiro ahan ka kooban Todobo Haweena oo intooda badan ay yihiin kuwa hooyoyin ah
 Waxana ay soo saaraan Buskudka nooc yadiisa kala duwan iyo rootiga Waxaa intaa u dheer sameenta ama karinta hilibka oodkaca
Hadaba waxaa ka warbixineysa Adeeg ay u qabtaan bulshada Maamo indi xiis Xasan
Ugu Dambeen Haweenka ayaa adeeg yada ay soo saaraan waxa ay u iib geeyaan Tukaamada Magaalada kismaayo.
Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Fartuun Nuur Aadan. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here