Arday barato Qur,aanka Kariimka oo la gaarsiiyay Kitaabo Qur’aan iyo agabyo kale

0
167

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In ka badan 100 Arday oo dhigato Dugsi lagu barto Qur’aanka Kariimka oo ku yaallo deegaanka Xaaji-weyne ee waqooyiga magaalada Kismaayo ayaa la gaarsiiyay Kitaabo Qur’aan iyo agabyo kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here