Dhalinyaro baratay xirfadda wadista mootada oo tababar loogu soo xiray Muqdisho

0
130

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada muqdisho ayaa tababar socday mudo laba bilood ah ugu soo xirtay hay’ada Hormuud Salaam Foundation dhalinyaro bartay mooto wadista iyo cilad bixinta mootada waxaana tababarka fuliyey dugsiga tababarka buruuj

Abdirahiim Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here