Wariyayaal tababar looga furay magaalada Kismaayo

0
71

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tababarkaan oo ku saabsan Cadaalada iyo tabinta sheekooyinka la xiriira Maxkabadaha ayna soo qabanayso ururka Media Women Network ayaa maanta Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka hoose uga furmay in ka badan 20 wariye oo isugu jira wiilal ku waas oo ka kala soday qaybaha kala duwan ee warbaahinta.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here