Dowlad Goboleedka Jubbaland Oo Shegtay In Kismaayo Laga Furayo Gogol Nabded

0
347
Kismaayo(Waamo Radio)Madaxweynaha Dowlad Goboledka Jubbaand Axmed Maxamed Islaam Oo Shalay Lagu Caleema Saraya Kismaayo Isla Markana Xalfadiisa Ay Kulmisey Madaxkala Duwan Sida Madaxweynayashii Hore Ee Dalka Sida Xasan Sheekh Maxamuud Iyo Sheq Shariif Sheeq Axmed Iyo Gudoomiye Kuxigeenka Kowaad Ee Aqalka Sare Ee Dalka Abshir Bukhaari Madaxweynaha Dowlad Goboledka Puntland Saciid Abdulaahi Dani Iyo Ergooyin Kala Duwan.
Madaxweyne Axmed Oo Kahadlayay Xalfadea Caleema Saarkiisa Ayaa So Hadal Qaaday Tab ashooyinka Jiro Waxuna Sheegay In Ay Jubbaland Gogol Nabaded Ay Ufuri Doonto Dadka Iyo Siyaasiyiinta Kafikir Duwan Maamulkiisa
Waxaa warbixinjtaan inoo soo jeedinaya:-Iidle Aadan Mohamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here