Wasiirka wasarada  garsoorka cadalada  iyo arimaha diinta dowlada jubbaland oo hadlay Xaalada Degaanka Cabdulle Biroole.

0
325
Kismaayo(Waamo Radio)Degaanka abdile biroole oo kamid ah deganada hoosyimada dagmada kismayo aya dhawaan waxa safar shaqo ku tagay masuliyiin kala duwan oo katirsan maamulka jubbaland kuwaas oo ay kamid ahayeen wasiirka  wasarada xananada xoolaha,wasiirka wasarada garsoorka cadalada iyo arimaha diinta.
wasiirka wasarada garsoorka cadalada iyo arimaha diinta maxamed yusuf cumar  aya nooga warbixiyay ujeedkii ay utageen cabdile biroole iyo wax yabihii ay kasoo qabteen.
  Waxaa warbixintaan inoo Soo jeedineysa:-Xamdi Maxamed Yaasiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here