Diyaarado lagu farsameeyay dalka oo lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho

0
104

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cabdisalan Xassan Nuur oo ka mid ah dhalinyarada ku nool magaalada Muqdisho ayaa la yimid hal abuur cusub isagoo soo saaray ama sameeyay diyaarado yar yar oo duulaya islamarkana ay ku xiran yihiin kaamirooyin lagula soconayo badqabka diyaaradaha.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here