Shirkad sameyso Burjikooyinka oo laga hirgaliyay Baladxaawo

0
113
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gobolka Gedo ayaa laga daah furay  mashruuca Ecosom ee burnikoojinka ee som charcoal taas oo shaqo abuur loogu sameeyay dhalinyaro aad u tiro badan.
kulanka lagu daah-furay mashruuca ayaa waxaa ka soo qeybgalay musuliinta ka tirsan  deegaanka iyo madaxatada shirkada Ecosom.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here