Iskuulka Kismaayo oo Xaflad Dhiira galin ah u qabtay ardayda ugu sareysay Imtixaanka fasalka 8-aad

0
184

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Kismaayo ayaa Xaflad dhiirigalina u qabtay ardaydii kaalmaha hore kagalay imtaxaanka fasalka sideedaad ee sanadka dugsiyeedkii, 2021-2022, munaasabada ayaa waxaa kasoo qayb galay maamulka iskuulka bahda waxbarashada waalidiin arday macalimiin iyo marti sharaf kale.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here