Mashruuca Barwaaqo oo laga daah furay magaalada Hargeysa.

0
175

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Hargeysa ayaa laga daah furay Mashruuca Barwaaqo oo lagu hormarin dono beeraha, xoolaha iyo biyaha ee maamulka Soomaalilnd, Mashruuca ayaa waxaa fulinayo bankiga aduunka waxa uuna socon doonaa muddo 5 sano ah.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here