Ururka Dedo oo Bulshada Baydhabo ugu baqay ilaalinta deegaanka

0
87
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka Dedo Ayaa waxaa uu kamid yahay Uurada ka shaqeeya Hormarinta Deegaanka ee Magaalada Baydhabo ururka ayaa waxuu dhawanahan ka  wadaa dhireeynta Geedaha oo lagu Abuurayo goobo kala duwan, si ay ugu qeyb qaataan kor u qaadista Deegaanka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here