Wasaarada deegaanka iyo dalxiiska Jubaland oo wado dadaalo dib loogu soo celinayo bilicda magaalada.

0
468

Kismaayo(Waamo Radio)Wasaarada deegaanka iyo dalxiiska Jubaland ayaa wado dadaalo dib loogu soo celinayo bilicda magaalada Kismaayo,isku duwaha wasaarada deegaanka iyo dalxiiska ee Gobalka jubada hoose.

Shamsudiin Maxamed Cali oo la hadlay warbaahinta ayaa amray in dadka ku ganacsada wadooyinka hareeraheeda in ay ilaaliyaan Nadaafada deegaanka.

Waxaa inoo isoo jeedinaya:-Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here