Fuustooyin ku soo caariyay Xeebta Cadale oo digniin laga soo saaray

0
210
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay fuustooyin ku soo caariyay xeebta degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here