Gabdhaha Naadiga Akhriska ee Saba oo ka warmay muhiimadu u leeyahay Akhriska

0
156
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Akhrisku waa laf dhawarka bulshada waxiyna kobicisaa   maskaxda taas oo ay sare u qaadesa aqoonta qofka
madala ay ku mideesan yihiin haweenka Saba ayaa waxay bulshada ku baaraarujiyaan in ay ku dadalaan wax akhirska madaam hada ay  bulshada Somaliyeed ay noqdeen kuwa ay fahameen muhiimada ay wax akhirska  leedahay.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here