Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Hassan Abdinuur Aal-baro Ayaa Dhagax Dhigay Garoon Cusub oo diyaaradeed oo ay Yeelanayso Degmada Ceel-barde Ee Gobolka Bakool.
Goroonkan ayaa baahi weyn u qabay bulshadada deegaanka kuwaas oo u isticmaali doono safaradooda kala duwan ee dhanka duulimaadyada.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.