Wasaarada Gargaarka Hiirshabelle oo la wareegtay Gargaarka Bin’aadnimo

0
247
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Gargaarka dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa la wareegtay Gargaarka ay soo dirtay Hey’adda Maareynta Qaranka, taas oo loogu talagalay dadka abaaruhu saameeyeen ee kunool deegaanada Hirshabelle.
 Wasiirka Gargaarka dowlad goboleedka Hiirshabelle ayaa sheegtay in gargaarka lasoo gaarsiiyey la gaarsiin doono dadkii mudnaa ee loogu talagalay iney gaarto.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here