Bulshada Deegaanada Waqooyi Kismaayo oo loo qabtay Tababar ku saabsanaa dhismaha Goloyaasha Deegaanka

0
89
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tababarkaan oo ku saabsanaa muhiimada dhismayaasha  Goloyaasha Deegaanka u leeyahya Dadka Deegaanada Goobweyn iyo  Cabdulle Biroole  ayaa waxaa magaalda kismaayo ku qabatay wasaaradda Arimaha Gudaha Dowlada Goboleedka Jubbbaland oo kaashaneyso Maamulka Dowlada Hoose Ee Kismaayo waxaana ka faa ideystay Ku dhawaad 100 qof oo laga soo kala xulay Qeybaha kala duwan ee Bulshada Deegaanadaasi .
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here