Dhalinyarada Magaalada Dhoobley oo loogu baaqay in ay ka shaqeeyaan Horumarinta Nabadda.

0
164
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada Soomaaliyeed ayaa la sheegaa in ay dhalinyaradu ay ka yihiin Boqolkiiba 75 waxaa ayna dhaliyaradu haatan doorar muuqada ka qaadanayaan horumarada dalkeena ka jira sida dib u dhiska dalka iyo ka qeyb qadashada Horumarinta Nabadda.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here