Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Macadka barashada luuqada Ingiliishka iyo Kumbiyuutarka ee Al Ikram ayaa magalada Kismaayo xalfad qalinjabin ugu qabtay dufcadii 15-aad oo ka koobnayd 170 Arday.
Munasabada ayaa waxa kaso qayb galay Agaasimaha waaxda tacliinta sare ee Wasaarada waxbarashada Jabbaland, maamulaha Macadka Al Ikram macalimiin arday iyo sidoo kale waalidiin.
Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.