Wasaarada Gergaarka Koonfur Galbeed iyo Hay-adda WFP oo ka shiray sidii wax loogu qaban lahaa dadka ay abaaraha Saameeyeen.

0
103

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Wasaarada Gergaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo Ee xaruunta Gobolka Bay ka dah-furtay kulan wada tashi ah oo ku saabsanaa sidii gar-gaar loo gaarsiin kahaa Qoysaska ay Abaaraha Saameyeen ee ku sugan Deegaanada Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeet

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here