Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda waxbarashada, hidaha iyo tacliinta sare ee jubbaland ayaa hay’adda GIZ kala wareegtay laba gaari oo bas ah oo loogu talagalay in lagu horumariyo adeegyada waxbarashada Jubbaland.
Madasha lagu wareejinayey basaska waxa goobjoog ahaa mas’uuliyiinta ka tirsan wasaaradda waxbarashada jubbaland, iyo xubno ka tirsan maamulka degmada Kismaayo.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.