Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay guddiga arrimaha bulshada ee Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.