Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhallinyarada waxbaratay ee ku nool magaalada Baladweyne ayaa bilaabay ineey goobo waxbarasho oo online ah ay soo kordhiyaan kuwaasi oo lagu barto Qur’aanka kariimka sababa la xiriira horumarka tiknoolajiyadeed ee ka jira dalka.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.