Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar kamid ah Gabdhaha ka shaqeeyo mashruuca Marwo Caafimaad ee Degmada Dhoobley ayaa ugu baaqay Haweenka guryaha jooga inay Qaataan Talooyinka Caafimaad ay bixiyaan Gabdhaha ka shaqeeya mashruuca Marwo Caafimaad oo ah mid loogu talagalay kor u qaadista Caafimaadka Hooyada iyo Dhallaanka.
Juuweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.