Haweenka Dharka Iibiyo ee Jowhar oo Suuq xumo ay soo wajahday

0
141

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka dharka ku iibiya magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa saameyn kala kulmay abaaarta ka jirta dalka kadib markii ay yaraadeen dadkii wax ka iibsa jiray oo u badnaa xoola dhaqato.

Ganacsatadan Haweenka ah ayaa nolosha Qoysaskooda ka maareeya lacagaha ay ka helaan iibinta dharka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here