Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Olombikada KG Abdiqaadir Shariif Xirow Oo La hadlayey warbahainta ayaa waxa uu ka Hadley Muhiimada ay leedahay in Dhalinyarada lagu dhiiri giliyo Ciyaaraha ka qeyb galkooda isagoo sheegaya in Faa’ida badan u leedahay oo ay ka mid yihiin Caafimaadka iyo in ay kaga mashquulaan dhibaatooyinka dalka ka dhacaya.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.