Barakacayaal ku nool Dhuusamareeb oo codsaday in gurmad lala soo gaaro

0
164

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaalado nolol xumo oo ay kamid yihiin biyo yari ,caafimaad daro iyo raashiin la aan ayaa soo wajahday barakacayaashan oo ku nool kaamka Arlaadi oo ku yalla Magaalada Dhuusamareeb.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here