Haweenka Galmudug oo ka qeyb qaato Ilaalinta Deegaanka

0
90
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Galmudug waxaa ka jira haween ka shaqeeya ka hortaga xaalufinta iyo dhibaatooyinka loo geysta deegaanka, waxaa kaloo ay haweenkaasi ka shaqeeyaan bilic soo celinta deegaanka sida dhir beerista iyo ilaalinta nadaafada deegaanka.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here