Wasiirka wasaaradda xananada xoolaha Jubbaland oo ka waramay ololaha daaweynta xoolaha

0
394
Kismaayo(Waamo Radio)Wasiirka wasaaradda xananada xoolaha Jubbaland ayaa sharaxad ka bixiyey ololaha daaweynta xoolaha oo ka socda qaar ka mid ah deeganada Dowlada Goboleedka jubbaland.
isagona wasiirka ayaa sheegay in ay muhiim tahay inĀ  xoolaha dadka soomaliyeed ay helaan Talaalka iyo ay usuurta gasho in ay noqdaan xoolo Caafimaad Qaba.
Wxaa Warbixintaan inoo Soo jeedinaysa:-Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here