Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xildhibaano ka tirsan doowlada FS iyo maamulka Galmudug ayaa kulamo looga hadalayay sidii wax looga qaban lahaa xaalada abaareed ee ka jirta Galmudug la qaatay qaar kamid ah bulshada ku nool deegaanada Xeerdahab,Ceel dibir,Butbud ,Afbarwaaqo iyo dhoore oo kamid ah Gobolka Mudug.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.