Beeraleyda magaalada Jowhar oo loogu Baaqay in ay sameyaan qorshe lagu Keydiyo Khudaarta beeraha

0
181

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo Suuqyada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad goboleedka Hirshabeelle ay mararka qaar ka dhacdo qudaar yari sababto in uu aad ukaco sacirka la iibiyo qudaarta, mararka qaarna uu aad usoo jabo sacirka.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here