Gudiga Arimaha Bulshada Golaha Wakiilada Jubbaland oo booqday Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland

0
192

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudiga Arimaha bulshada u qaabilsan golaha wakiilada Jubbaland oo uu horkacayay gudoomiyaha gudiga Xildhibaan Shire Cabdi Maxamed ayaa maanta kulan looga hadlayay arimo badan la qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Jubbaland.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here