Bulshada Deegaanka Gal-cadaad Oo Codsaday Biyo iyo Waxbarasho

0
161
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka Deegaanka Gal-cadaad ee hoostaga degmada Guriceel ayaa Maamulka Degmada uga warbixiyay Baahiyahooda la xariira adeegyada Dowladda waxana ay ka codaseen maamulka degamada Guriceel in ay helaan adeeg Cafimaad, Waxbarasho iyo Biyo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here