Qoysas cusub oo ay saameeyn abaaraha oo soo gaaray deegaanka Lugloow ee duleedka magaalda Kismaayo

0
87
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka luglow ee ku yaalo  waqooyiga magaalada kismaayo oo ah Deegaan ay Dowlad Goboleedka Jubbaland ugu tala gashay in dib u dajin loogu sameeyo Qoysaska ay sameeyn Abaaraha Dalka Ka jiro ayaa waxaa Maalin kasta Soo gaara qoysas badan kuwaasi oo ku soo xoolo beelay Abarahaa Daran ee ka jira Deegaanda Dowlada Goboleedka Jubbaland.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here