Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la yeeshay wasiirka waxbarashadda XFS iyo wasiirradda waxbarashadda Maamul Gobolleedyada

0
122

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabduqaadir iyo Wasiirrada Waxbarashada Maamul Gobolleedyada, kadib markii ay talaadadii daahfureen hannaanka qaadashada 3000 oo macallimiin cusub ah.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here