Haween ku nool magaalada Jowhar oo noloshooda ka maareeya iibinta cowska.

0
119

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-qaar ka mid ah Haweenka oo ku nool magaalada jowhar ayaa nolosha reerkoda ka maareeya iibinta cowska la siiyo xoolaha iyagoo caqabada badan kala kulma beeraha ay ka keenaan iyo sidii looga iiibsan lahaa cowska maadama aysan jirin dad xoola dhaqato ah oo si maalin-la ah wax uga iibsado.

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here