Magaalada Kismaayo oo laga daahfuray madal ay ku kulmin doonto  ciyaartoydii hore ee gobolka Jubbada hoose.

0
86
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalad kismaayo oo ay ku nool yihiin ciyaartoydii hore ee usoo ciyaaray xulka qaranka Soomaaliya iyo Gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa magaalada markii oogu horeysay laga furay xafiis qalabeysan oo ay ku kulmi doonan ciyaartodii hore ee xiligii bari samaadkii dheeli jirtay kubada cagta.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here